Dabqee kuu riixaa oo aad u socotaa
Saddexaad ayaan iri
Isku meel baaban u soconaa ayuu yiri oo nambar saddex riixay, markii aan ka dagnayna isku dhinac ayaan u dhaqaaqnay, laba irid oo is xigta ayaaban daganahay,
Oo daris baaba nahaye ayuu yiri
Haa walaahi ayaan iska iri
Aniga faarax baa la I yiraahdaada, ayuu yiri asagoo gacat ii soo taagay
Salaantii inta ka qaaday baan ku iri
Anigana xasan
Cidiina miyaa usoo guurtay halkaan, qaybtaan cidlay ahaan jirtee ayuu I wydiiyay
Maya kaligay baa dagan
Ilmamyar ba atahaye side kaligaa meel u dagtay oo ciduu kuugu ogolaatay
Intaan qoslay baan ku iri waan bar yarahay maahine 18 baan ahay
Eegma labaad ayuu ii celiaiyay oo yiri
15 ama 16 jir baan kugu qiyaasayay ama ka yar
Waan qosolnay oo Barasha wanaagsan iyo barasha wanaagsan ayaan ku kala tagnay
Gurigayga markaa tagay odagii ayaa maskaxdayda ka bixi wayaay, oda buu ahaa raga 50 jirkaa ah lkn dhisay oo murqo waaweyn leh, gym buu qaadaa baan is iri, aad ayuuna u lafa waaweynaa, markii uu islaamayay gacantaydii markay tiisa dhex gashay gacan ilma yar ayay noqotay.
Nin dheer oo dhisan, ayuu ahaa, xabadkiisa adag shaatiga ayuuu soo riisayay, lugihiisa dhaadheer surweelku waa ku dhagaanaa oo murqihiisa yaa sawirmay, caloolna ma lahayn, wax badan ayuu gym ku jiray ayaan is iri, aad ayuuna u qurux badnaa, oo habeenkii markii uu maskaxdayda ka bixi waayay waxaan is weydiiyay, ma aniga kalaiya ayuu saan iila qurxoonaaday mise waa qurxoon yahay.
Dareenkaygii waa is badalay, habeenkii abti ayaan soo xasuustay, hadalkii abaayo ayaan soo xasuustay, si baan jileec inaan ahay u dareemay, barkin ayaan inta beerka gashatay isla laabay kuna seexday anoo sawiranaya, anoo cirba taagsanaya oo ninkaan iga dheer afka ka dhuuaya.
Faarax ka daal waan is arki jiray, markasta oon aarkana dareenkaygu waa is badali jiray, waxaan bilaabay inaan indhah u dhamaystiri kari waayo oo qumaati u eegi Karin, mar mar waxaan is arkaa anoo isha ku xadaya guskiisa soo buura surweelka, waxaan bilaabay in aan dareemo rayn rayn iyo farxad markaan arko, waxaan maqli jiray gabdhaha bikrada ah ayaa sidaas dareema, ana waxaan hoos iska iri
Aniguba qaniis bikra ah baan ahay,
Maalintaas ayaan naftayda u qiray inaan qaniis ahay, in aan rabo la I waso, wax badan baan nafta been ku maaweeliyay runtuse waxay tahay, waxaan rabaa waa inaan nin naagtiis noqdo, u adeego dhaqaaleeyo asna cudud aan ku tiirsado ii noqdo iyo nin aan kor u eego,
Maalintii danbana laba dirac iyo googarado iyo rajabeetooyin kastiimooyi ayaan soo gatay, iyo make up, guriga markaan joogo dirac iyo googarad baan xirtaa make up khafiifana waan marsadaa, muraayada markaan isku eego, farxad ayaa I saaqaday, saan rabay waa saan, sidii la iigu tala galay waa sidaa, ayaan niyada iska iraahdaa, wax aiga maqnaa oo kaliya waxay ahayd nin aan raaiyo u noqoda, I bikra jabiya, faarax baana ilaahay ka baryi jiray, oo markaan ka helidii aan ka helay ay siku badashay jacayl ii qarsoon.
Habeenkii sanadka cusub soo galayay maalinteedii ayaa hoos ku kulanay faarax, sidii caadada ii ahaydna markaan arkay ayaa dareen I galay, waxaana la yaabay waxaan iskula yaryaraado markaan arko, ma weynanka jirkiisu iga weynyahaa mise waa jacaylka kalinimada igu helay, mise waa ragganimada laga adareemayo asaga markii la arko, wxay tahay moogayn lkn isha markaan saaro sidii bisad biya ku dhacdaan noqon jiray.