Saddex bilood markii aan xaaskayga qabay ayaan habeen anoo magaalada marya baar is iri xoogaa khamriya ka sii cab,
Markii hore mugdi ayuu ahaa oo si fiican wax looguma jeedin, iftiinku waa yaraa, musig kor u shidnaa sida caadada baararka ah, waana buuq badnaa,
Miis ayaan fariistay nin kale fadhiyay intaan kharigii horay u sii qaatay, wax yar ka dib nin dhalin yara ah ayaa golaha soo fuulay oo niikinya, la yaabku waxuu ahaa, ninku waa qaawanaa, guskiisuna wax la arkay maahayn
Aniga kaygu 4 injis malaha kayga saddex jibaarkiis ama ka badan buu ahaa, markaas dhow whisky ah waa igu tageen, guskii baan ka sii jeesan wayay, anaaba isla yaabay, mar horaana dareemay baarka aan soo galay inuu baar qaniisiin yahay
Wiilkii niikinyay waa baxay asagoo loo sacbinayo, laba kalaa midba mar soo fuuleen oo mid ahaa mid naasa leh, aniga khamrigii si fiican ayuu iigu socday, mar kale ayaa waxaa soo galay kii guska weynaa oo loo sacbiyay.
Ninkii miiska ila fadhiyay ayaa igu soo durkay inta kursigii soo jiitay, oo igu yiri
Guskiisu caadi maahan sow maaha
Ani ahaan waligay guskayga midaana ahayn ma arag, kaas ninku wuxuu ila ahaa qar iyo buur, markaasaan ku iri
Aad buu u weynyahay
Anigu kiisa ma dhirir la eki lkn waan ka buuran yahay guskaygu kiisa ayaa ninkii yiri
Anoo hoos eegay ayaan is arkay iyo kuuska suweelkiisa, aad ayuu u soo kuusnaa, gacanta inta iga qabtay ayuu kuuskii ii saaray, la yaabku gacantii kalama boodin ee inaan salaaxaan bilaabay, sakhradii ayaa ii macaanaysay
Xoogaa markaan salaaxay ayuu yiri
Soo bax qolka gadaalaan aadaynaaye
Maya iyo waxba ama oran waan raacay, mid jilbuhu u yaalaan oo laba nin u jaqaya aan arkay, laba kale waa isku marnaayeen oo kursi fadhiya isku hayteen, inta isoo qabtay ayuu isku kay soo dhajiyay oo guska surweelka kor kiisa iiga salaaxay
Aad ayaan u kacsaday, surweelkii ayuu iga furay, jilbaha inta dhigtay guskaygii afka gashtay oo ii jaqay, 7 daqiiqo ka dib waan biya baxay, waana uu liqay, oo inta istaagay surweelkii iska furay
Gus wuxuu la soo baxay kii ninkii ciyaarayay ka gaaban kaygana malaha laba jibaar ka dheer lkn aad u buuray, aniga kii niikinayay hadii la isku daro gusaskeena ka buuran
Jaq ayuu I yiri waa markaagee
Jilbahaan dhigtay oo afka gashtay, aad ayaan ugu bogayay jaqida, naag baa tahay waligaa ahayd ayaan niyada isku iri, biyihii ayaa ka yimid afka buuxiyay, meelaan ku tufo ma lahayn waan liqay.
Mid kale oo guska salaaxaya oo I agtaagan ayaan arkay oo kii markuu durkay igu soo durkay asagoon ila hadalna guskii afka ii galiyay, asna waan u jaqay
Markaas ayaa kii hore yiri
Aad baad u sakhraansan tahay soo bax gurigaaga ku geeyee
Waan baxnay baabuurkiisa anagu qaaday, mar ayaa waxaa igu soo dhacay side gurigayga ii gayn maba yaqaan meeluu ku yaalee, miyir hagaagsan markaas ayaa iigu danabaysay
Subixii ayaan kacay anoo sariir aanan aqoon jiifa, geesahaan eegay asagii baa kursi ku fadhiyay, markuu arkay inaan kacay oo fadhiyo ayuu sariirtii igula soo fariistay
Maxaa halkaan I keenay ayaan weydiiyay
Xalay aad baad u sakhraansanayd, baabuurna ma wadi Karin, meelaan ku geeyana ma aqoon, marka gurigaygaan ku keenay
Ma naa u maleeya mise xalay guskaan kuu jaqay
Waliba si fiican baad iigu jaqday, mahadsanid
Markaas ayaan dabada xanuun ka dareemay yar oo ku iri
Ma I wastay
Anigu ma rabin ku waso oo sakhrada kaaga faa’iidaysto lkn adigaa ku dhagay inaan ku waso
Waa naxay guskii aan ogaa buurnidiisu ma I galay, oo ku iri
Guska dhan ma igu dhamaysay, sidii caruurtii wax u weydiiyay
Markii aad cabaaday oon damcay inaan kaa daayo adaa diiday oo igu wad tiri, horaan laguu wasine qaniis aan is ogayn baa tahay
Markaas ayaa wax yar yar oo xasuusa igu soo dhaceen, anoo cabaadaya waan xasuustaa, anoo jilbaha ku jooga suxuladu ii yaalaan, wax kale ma xasuusan
Waa uu igu soo durkay oo baasho igu qabtay, is jaqnay, dareen kacsi baaba I galay oo isku duubay xoog si fiican isku jaqnay, gacanta ayuu ii saaray giskiisuu oo bijaamda kor u soo qaaday ana salaaxay, oo yiri
Xalay waad sakhraansanyd, macaankii aa dareentay hada ma xasuusatid, ka warn hada adoo fiyoow aragatid macaankii xalay oo kale
Maya maba oran Karin oo dareenkaygaa kacsanaa ok baan iri
Boomaato ayuu marsaday ana ii mariyay, xanuun iska cabaadaya igu dhameeyay, macaankaan oo kale ayaa jira isma lahayn, si macaan ayuu ii wasay, markii uu igu biyabaxay jiriirco macaan dareemay, guskuu ii siigaynayay asaguna
Jeegaan u jiifay biyahaygii cirkaas u duuleen, guskii buurnaa ayuu iga siibay oo madixii markuu iga soo baxayay shanqar dho ah ka yeertay dabadaydii.
Axad bay ahayd, shaqo majirin gurigaygii ayaan aaday oo naagtaydii u tagay oo nin biyihiis dabada iiga buuxaan
Saan u bartay ayay noqotay, usbuucii laba jeer ayuu I wasaa hada, nin kalana ma raadsado oo la I ogaado ayaan diidanahay.
Laga roone